
Villa Somalia oo ka warbixisay shir madaxeedka Kampala
Madaxyooyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeyb galay Magaalada Kampala ee caasimada Dalka Uganda. Shirkan oo ay isugu yimaadeen madaxda dalalka ay ciidankoodu qeybta ka yihiin howlgalka Nabad …